Traducción generada automáticamente

visualizaciones de letras 236

Hino da Somalilândia

Hinos de Países

Letra

Hino da Somalilândia

Hino da Somalilândia

Samo ku waar, samo ku waarSamo ku waar,samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waarSamo ku waar,samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waarSamo ku waar,samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisaaSarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisaa

Samo ku waariyoo Iyo bogaadin suganSamo ku waariyoo Iyo bogaadin sugan
Hanbalyo suuban kugu salaanneeHanbalyo suuban kugu salaannee

Saamo ku waarSaamo ku waar
Hanbalyo suuban kugu salaanneeHanbalyo suuban kugu salaannee
Saamo ku waarSaamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyayGeesiyaashii naftooda u sadqeeyay

Qarannimada SoomaalilandiaQarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay: Qarannimada SoomaalilandiaGeesiyaashii naftooda u sadqeeyay: Qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaanneeXuskooda dhowrsan kugu salaannee

samo ku waarsamo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaanneeXuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waarsamo ku waar
Guulside xanbaarsanGuulside xanbaarsan

Soo noqoshadiisaSoo noqoshadiisa
Guulside xanbaarsanGuulside xanbaarsan
Soo noqoshadiisaSoo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurkaKalsooniduu mutaystayee dastuurka

Dasturka ku salaan kugu salaanayDastuurka ku salaan kugu salaanay
Midnimo walaalnimo GoobanimoMidnimo walaalnimo Goobanimo

Midnimo walaalnimo GoobanimoMidnimo walaalnimo Goobanimo
Islaanimo kugu salaanee samow samidiyoIslaanimo kugu salaanee samow samidiyo

Islaanimo kugu salaanee samow samidiyoIslaanimo kugu salaanee samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar SoomaalilandSamo ku waar samo ku waar Soomaaliland

¡Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!
¡Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!
¡Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!


Comentarios

Envía preguntas, explicaciones y curiosidades sobre la letra

0 / 500

Forma parte  de esta comunidad 

Haz preguntas sobre idiomas, interactúa con más fans de Hinos de Países y explora más allá de las letras.

Conoce a Letras Academy

¿Enviar a la central de preguntas?

Tus preguntas podrán ser contestadas por profesores y alumnos de la plataforma.

Comprende mejor con esta clase:

0 / 500

Opciones de selección